Juballand oo digniin siisay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Maamulkaas

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa digniin ka soo saaray doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaas isagoo la hadlayey saraakiisha ciidamada ee ka kooban Daraawiishta, Nabad-sugidda iyo Booliiska. Wasiirka ayaa si faahfaahsan uga hadley inaysan ciidamadu qabiil iyo siyaasad midna shaqo ku laheyn ilaalinta amaanka dalka iyo dadkana ay shaqadoodu tahay waajibna ka saran … Continue reading Juballand oo digniin siisay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Maamulkaas